Ku soo dhawoow Hiigsi Academy — xarun waxbarasho oo casri ah oo u heellan kobcinta aqoonta, xirfadaha, iyo kartida jiilka cusub. Waxaan bixinaa barnaamijyo tayo sare leh oo loogu talagalay ardayda doonaya inay gaaraan guulo waaweyn noloshooda.




Don’t find your answer here? just send us a message for any query.
Hiigsi Academy waxay diiradda saartaa:
IT (Information Technology): Barashada nidaamyada kombiyuutarka, shabakadaha, iyo maamulka xogta.
CS (Computer Science): Barashada algorithms, barnaamijyada, iyo horumarinta software.
AI (Artificial Intelligence): Fahamka mashiinnada wax baran kara, machine learning, iyo deep learning.
Cybersecurity: Barashada ilaalinta xogta, nidaamyada, iyo ka hortagga weerarada internetka.
Ethical Hacking: Barashada sida loo ogaado nuglaanta nidaamyada si sharci ah oo ammaan ah.
Haa, ardayda dhammaysta koorsooyinka waxay helaan shahaadooyin aqoonsi leh oo muujinaya xirfadooda. Waxaa laga yaabaa in la bixiyo shahaadooyin caalami ah sida:
Certified Ethical Hacker (CEH)
CompTIA Security+
AI & Cybersecurity Certificates
Yes, students who complete the courses receive an official certificate showing they’ve finished the training.
Macallimiin khibrad leh oo ka yimid gudaha iyo dibadda.
Waxaa lagu baranayaa project-based learning si loo helo xirfad dhab ah.
Waxaad booqan kartaa website-ka Hiigsi Academy ama la xiriiri kartaa xafiiskooda Hargeisa.
Waxaa laga yaabaa in la qabto interview ama imtixaan bilow ah si loo qiimeeyo heerkaaga.
Threat analysis iyo vulnerability assessment
Penetration testing iyo network defense
Phishing, malware, ransomware iyo sida looga hortago
HIIGSI ACADEMY
Welcome Our Academy
ACADEMY
© 2025 HIIGSI ACADEMY